(Sawirro) Deni iyo Musharaxiin kale oo isku diiwaan geliyey doorashada Madaxweynaha

Maalintii 3aad waxaa xarunta aqalka sare ee magaalada Muqdisho ka socota diiwaan-gelinta musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha Somalia. Dhowr musharax ayaa saaka qaatay shahaadada musharaxnimo, iyadoo diiwaangelintu weli socoto lana filayo iney Musharaxiin kale is diiwaan geliyaan. Musharaxiinta saaka qaatay shahaadada waxaa ka mi ah Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, isagoo noqonaya Madaxweynihii labaad oo … Continue reading (Sawirro) Deni iyo Musharaxiin kale oo isku diiwaan geliyey doorashada Madaxweynaha